Foondhaaf
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:F. ah: weel qaadkiisa badar ka badan lagu shubay.
Foondhaaf
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Wax muggiisa badar ka badan lagu shubay noqosho (weel).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga foondhaaf ↴
foondhaafi | foondhaafid | foondhaafin | foondhaafis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg