Fooq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qaq, m.l/-qyo, m.dh)

Guri, guri kale ka dul dhisan; dabaq. ld fookh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fooq

dabaq | fookh |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg