Foos

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-sas m.l)

1. Dad badan oo hubaysan. 2. F. ah: qofka qaybinaya turubka qofka ku xiga ee midig ka jira.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga foos

maafoos | maanfoos | ATP | barashada foosillada | dux-foosfeyt | faasid | foosil | foosto | fuusto |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg