Footoosintasis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(baay.) Dariiqadda kiimikeed ee ay dhirta cagaarani ku samaystaan iskudhisyo orgaanikeed iyaga oo ka samaysanaya kaarboon laba ogsaydh, biyo iyo ilays.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga footoosintasis ↴
baabbaca-caleen | cagaariye | gulukows | kaarboon laba-ogsaydh | meertada Kaalfin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg