fufid
(m.f.dh)eeg fuf².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fufid ↴
fiix [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
1. Caano firfir yeelasho. 2. Wax sida dhidid, biyo iwm meel ka soo kor bixid. 3. Geed fufid.
magool [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oolay, -ooshay)
Geedo caleen bixin xilli aan roob jirin; fufid. ld magooli.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg