Fuley

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yo, m.dh)

Qof cabsi badan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fuley

bekel | biiq | fulannimo | fule | fuleynnimo | giiryaale | kalnugeyl |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg