Fuliye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal m.l/dh)

Qof hawl ama arrin hirgeliya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fuliye

oogan | qabsoon |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg