Oogan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)1. Dab wax la oogay noqosho. 2. Dacwo, rabsho iwm wax la oogay noqosho.
Oogan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-gnaa, -gnayd)1. Dab wax la oogay ahaansho. 2. Wax si wanaagsan loo fuliyey ahaansho (salaad). 3. Dacwo, rabsho iwm wax la oogay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga oogan ↴
oogmid | oognaan | taaloogan | aloogan | aloogan | foogan | hagoogan | isloogan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg