Futo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Afka malawadku ku dhammaado oo saxaradu ka baxdo. 2. Halka dhulka la dhigto marka dadku fariisanayo; sal.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga futo

balaatihelmantis | dabo | dubbur |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg