Gaadaansan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax si gaadaan ah loo xiray ahaansho (awr la rarayo).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaadaansan ↴
gaadaansanaan | gaadaansanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg