Gaaddo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Xabad. 2. (-ooyin, m.l) Ulo af dhuuban lehoo shacdurka lagu ciyaaro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaaddo

xabad | aflaggaaddo | gardaad | sarrax | shaf |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg