gaalee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -laysay)

Cid gaal ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaalee

gaalayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaalee. gaalee

laancigaaleed [m.dh]
Qalab waayihii hore lagu dagaalami jirey oo inta dhagax la geliyo laga tuuro.

gacantogaalee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-eeyay, -eysay)
1. Wax durugsan laacid. 2. Ammaano loo dhiibtay ku takrifalid (qof). 3. Hanti si tashiil la'aan ah u isticmaalid.

magaalee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Meel magaalo ka dhigid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg