Gaalis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)(xis.) Urur tirooyin ah ama baro ah oo ku yaalla habdhis kulan oo qeexaya dhammaan qiimayaasha u dhexeeya laba bar dhammaad. Haddii labada bar dhammaad ay jiraan g.ka waa gaalin oodan, haddii an ku jirinna waa g. furan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaalis ↴
gaalis-furan | gaalis-xidhan | jabaq | ugu hooseeye | xagaalis | cabbire-selsiyas | dhigaalis | duggaalis | rogaalis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg