Gaameyt
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-yo, m.dh)(baay.) Unug taran oo dhex gala gaamayt kale, si uu u abuuro bacrimane.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaameyt ↴
gamiitofayt | ganjidh-tarmeed | qanjidh-tarmeed |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

