Gaardi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Socod habeysan oo tallaabada la isla helayo oo ciidammada u gaar ah.
Gaardi
Qaabnaxa: Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/-isay; -iyi)Socod habeysan oo tallabada la isla helayo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaardi ↴
baan | gaardin | gaardis | gaardisii | gaardisiin | gaardiyid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg