Gaarsii

Qaabnaxa: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

1. Ammaano meel loo rabo geyn. 2. Cid meel geyn. 3. Wax, cid si habboon ugu qaybin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaarsii

aafee | jaa'ifee | ibtilee | jaa'ifo | nabar | nabarree | oodafee | xago | xagxag | adeeg |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg