Gaas

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dareere loo isticmaalo ifsashada aqallada iyo cunto karinta. 2. (-sas, m.l) Ciidamo badan oo hal meel laga xukumo; qayb.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaas

maad | ugaas | ugaasee | ugaaseyn | ugaasnimo | abbaanduule | agaasiman | agaasime | agaasimid | agaasin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg