Maad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Gaashaan. 2. Meel lagu gabbado. gaashaan
Maad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do/-dooyin, m.l)Hadal ama sheeko lagu qoslo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maad ↴
obiyum | saabbuun | maadaama | maadad | maadasho | maaddaama | maaddad | maaddi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg