Gaashaandhig

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Quwadda dal u qaabbilsan in ay ka difaacdo cadowga dibadda. 2. ld gaashaandhigid.

Gaashaandhig

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

U g.: wax iska daaficid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaashaandhig

gaashaandhigid | istaraatiijiyad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg