gaashaandhigid
(m.f.dh)

eeg gaashaandhig². ld gaashaandhig¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaashaandhigid

gaashaandhig [m.l]
1. Quwadda dal u qaabbilsan in ay ka difaacdo cadowga dibadda. 2. ld gaashaandhigid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg