Gaashaanqaad

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Qof qaangaaray oo dagaal ka qaybgali karo. ld gaashaanxajis.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaashaanqaad

dhallinyar | gaashaanxajis | hawlgal | himilaqaad |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg