Dhallinyar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dadka inta da'dooda u dhexeyso gaashaanqaad ilaa garmadoobe. ld dhallinyaraan.


Dhallinyar

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-raa, -rayd)

Qof da'diisu yartahay ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhallinyar

yoolyool | alaale | barbaar | caraatan | cayaar | cuud | dhallinyaraan | dhallinyaraansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg