Gaashi
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-iyo, m.l)Bar weyn oo midab ah oo ku taal neef xoola ah oogadiisa. ld gaasho, geesho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaashi ↴
biriir | gaasho | geelkacabaadis | hoolhool |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg