Gaasir
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:Wax, miisaankiisa ama cabbirkiisu aannu dhammayn.
Gaasir
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Wax, miisaankiisa ama cabbirkiisa wax ka dhimid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaasir ↴
ciirciir | gaasiran | gaasiran | gaasirid | gaasirmid | gaasirnaan | gaasirnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg