Gaawe
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-wayaal, m.l/dh)Haruub weyn oo geela lagu maalo, toobe; haruubgaal.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaawe ↴
bire | gaaweeto | toobke |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg