Gab
Qaabnaxa: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone Isrogrogga:Cod lagu muujiyo shanqar gaaban oo kedis ah. ld geb¹.
Gab
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)1. Xil saaran ka soo bixi waayid (qof). 2. Wax samayntiisa awood u waayid. ld geb².
Gabangaabsi*
Diyaar-garow
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
sagabe*
waa marada dumar ka dhuudhuuban ee bilaa badhida ahi dhexda ku xidhaan marka ay wax xambaarayaan, si ay san uga dhicin oo ay u hayso.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Gabaahiir*
Macnaha halkan ku qor / Meel cidlo ah oo an wax dad ah joogin
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gab ↴
raabakh | raabakh | eeddo | jaan | laancaddaad | maandow | ooriyo | raawis | tabargab | tabargab |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg