Gabbal
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Qorrax sii dhaceysa.
Gabbal
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)Bar oo ku taal neef xoola ah oogadiisa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gabbal ↴
dun | gabbalday | gabbaldaye | gabbaldhac | gabbaldhacsad | gabbaldhacsasho | gabbaldhacsi | gabbaldhacso | gabbaldhici |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

