gacanqaadid
(m.f.dh)

eeg gacanqaad². ld gacanqaad¹ (4).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gacanqaadid

gacanqaad [m.l]
1. Dagaal yar oo gacan la adeegsanayo. 2. Salaan kalgacaltooyo. 3. Siin; waxbixin. 4. ld gacanqaadid.

midigsaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, rtay)
Salaamid, u gacanqaadid (qof).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg