Gaggabi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Cid, nabar ay la miyir beesho surka kaga dhufasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaggabi

gaggab | gaggabid | gaggabin | gaggabis | gaggabsan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg