Curdan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Naq ama miro markaa soo baxay oo aan weli gahayroobin. 2. Wax dhowaan dhashay oo aan weli adkaan. ld cardun, curdin, curdun.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga curdan ↴
jaad | balag | barooro | cambuul | cardun | cargo | curdansad | curdansasho | curdansi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg