Galbi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Aroos aqalgeyn. 2. Cid meel aadeysa sagootin. ld gelbi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga galbi ↴
galbin | galbis | galbis | gelbin | gelbis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg