ganid
(m.f.dh)

eeg gan³. ld gamid, ganiin, gemi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ganid

asmee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
Asmo ku akhriyid; ku ganid.

cirbixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax hawada sare u ganid.

gamid [m.dh]
ld ganid.

kalleeti [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
Ku k.: kaadi ama wax la mid ah, oo si ganid ah, u sii dayn.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg