Garanayt
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-tyo, m.dh)(jool.) Dhadhaabo wiriqyadeedu waaweynyihiin oo dhulka hoostiisa ku adkaata. Macaadinta “quartz” iyo “feldspar” iyo kuwo kale ayaa dhadhaabtaan laga helaa. G.ku wuxuu ka mid yahay dhadhaabaha ugu adag uguna adkaysi badan, waa kan loogu heli ogyahay dhadhaab shiileedda hoose, waana dhadhaabta ugu badan dhulk.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garanayt ↴
qubbad shiileed | siyaal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg