is-afgaranwaa
(m.l)

Is fahmid la'aan.

is-afgaranwaa
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aayay, -aayday)

Laba qof ama ka badan is famhi waayid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh is-afgaranwaa

maandhaaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Is m.: is-afgaranwaayid, isku khilaafid.

is-afgaranwaayid [m.f.dh]
eeg is-afgaranwaa².

khilaaf [m.l]
Heshiis la'aan; is-afgaranwaa.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg