garmaame
(m.l)1. Orod iyo durduro farduhu sameeyaan waqtiga barwaaqada ah. 2. Dhoollatusad. 3. ld garmaamay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garmaame ↴
carcoorri [m.dh]
Bawdaqaawis been ah; garmaame.
garmaamayn [m.f.dh]
eeg garmaamee. ld garmaame (3.
garmaamee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-meeyay, -maysay)
1. Garmaame samayn (faras). 2. Dhoolla-tusad samay.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg