Garoob
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bbo, m.dh)Haweeney la furay ama ninkeedu dhinta.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garoob ↴
qaaligaroobid | yeelyeelo | carmal | carmali | diyaargaroobid | garoobbayn | garoobbee | garoobnimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg