garoon
(m.l) (-nno, m.dh)Barxad weyn, bannaan oo siman. Tus. “G.ka kubbadda; g.ka dayuuradaha.
garoon
(m.dh)Neef lo'ama riyo ah oo aan geeso lahayn; seeny.
garoon
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-may, -ntay)1. Dhul geedo ka dhammayn. 2. Madax timo ka murxi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garoon ↴
yool [m.l]
1. Degganaansho la'aan nafley ka muuqata. 2. (-lal, m.l) Sal; gun; madhaafaan. Maalintii y.ka: maalinta qiyamaaha. 3. (-lal, m.l) Goob; madal; garoonka gudahiisa meesha kubbadda cagta iwm lagu dheelo.
garoomanaan [m.f.dh]
eeg garooman. ld garoomanaansho, garoonnaan, garoon-naansh.
garoomid [m.f.dh]
eeg garoon.
garoonnaan [m.dh]
ld garoomanaa.
garoonnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld garoomanaa.
garoonshiid [m.l]
Go'darbaal ah oo askartu huwadaan ama gogladaa.
gegi [m.dh] (-iyo, m.l)
1. Meel didib ah, bannaan, aan weynayn, oo aan dhir lahayn. 2. Garoon. ld gego, jeg.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg