Gasar
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Cudur ku dhaca xiriirta lafdhabarta oo qaarka sare isku jajabiya oo dadka tuur u yeela; faj.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gasar ↴
faje | gasariir | gasariirid | gerseriir | geseriir | geseriirid | tuur |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

