Gasiin
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Cunto; calaf; dheef; dhuuni. ld gesii.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gasiin ↴
caag | caaggan | raashin | cunitaan | cunnammareen | dharabo | gummaad | jidiin | soor |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

