Jidiin

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-iimo, m.dh)

1. Hunguriga cunnadu marto oo isu haya afka iyo caloosha. 2. Dhuuniga la cuno; gasiin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jidiin

jadiin | jidiindhuumid | jidiindhuun | jidiindhuun | jidiinqallal | jidiinqallal | jidiinqallalid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg