Gawdiid

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Taagnaan badan oo meel lala istaago jirro, dhibaato iwm awgeed. ld gawriir.

Gawdiid

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Jirro, dhibaato iwm awgeed meel la istaagid. ld gawriir.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gawdiid

gawdiidid | gawriir | gawriir | gawriirid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg