geb
(Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone)

ld gab.

geb
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)

ld gab.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh geb

cadaadis-beege [m.l] (-gayaal, m.l/dh)
(fiis.) Qalabka loo isticmaalo in lagu cabbiro cadaadiska gibilka. Qaabkiisa ugu sahlan waxa loo yaqaan cadaadis beegaha meerkari; meerkaridaas oo ku jirta dhululubo qarsho ah oo xiran oo lagu gembiyay meerkari kale oo weel ku jirta; meerkaridaas ku jirta dhululubada waxay ismiisamayaan culayska gibilka, dherekeeduna wuxuu ku siinayaa cabbirka culayska cadaadiska gibilka. Heerka meerkarida ee dhululubada ku jirta wuxuu tusinayaa celceliska cadaadiska gebilka ee bad la simanta.

dayaan [m.l] (fiis.)
Noqodka hir jabaq ee dul (gebi ama buur) xoogaa innaga fog ay soo celisay, oo ka laciifsan jabaqdii asalka ahayd. Faraqa waqtiga ee ayoonka iyo jabaqda asalka ah, waxa ay muujisaa fogaanta gebiga ama buurta iwm.

degeb [m.l]
ld dogob.

gab [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Cod lagu muujiyo shanqar gaaban oo kedis ah. ld geb¹.

gab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Xil saaran ka soo bixi waayid (qof). 2. Wax samayntiisa awood u waayid. ld geb².

gabaggabee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -beysay)
Wax gabagabo ku samayn. ld gebagebee.

gabaggabeyn [m.f.dh]
eeg gabagabee. ld gebaggebeyn.

gabaggabeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la gabagabeeyay ahaansho. ld gebagge- beysan.

gabaggabeysnaan [m.f.dh]
eeg gabagga- beysan. ld gabaggabeysnaansho, gebaggebeysnaan.

gabaggabo [m.dh]
1. Dhac weyn. 2. Dhameystirka lagu sameeyo hawl, arrin iwm. ld gebaggebo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg