Ged

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

1. Dhaqanka iyo baxaalliga qof leeyahay; dabeecad. 2. G.diisa: caadadiis.

Gedis*

Ganacsi


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ged

daadi | oodgeddi | oodgeddin | oodgeddis | oodgeddisasho | oodgeddiso | waayo-waayo | alotarobi | awood | awood-danabeed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg