Geeddi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Socod meel la degganaa lagaga guuro oo meel ka durugsan laga dego. 2. Dad iyo xoolo guuraya oo aan weli degin. 3. Fogaan gelin socod ah. 4. Xarig dhuuban oo hal mar raro la mariyo. 5. Duub xirig ah, dhuuban oo rarada lagu sameey.

Geeddi

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)

Guurin, guuri.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geeddi

gaabbaguul | gaabbaguul | oodjiid | ool | fulful | furmo | geeddee | geeddeys |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg