Geri

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

1. Naasley ugaarta ka mid ah, laxaad weyn, Afrika laga helo, raamsata, luqunta iyo addimada u dheer, oo leh harag adag oo barbarro leh. 2. Ul yar oo u dhexeysa laanta digirta iyo balagg.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geri

jaamuus | jaangeri | cayngeri | dood | garannuug | geribbaxan | gerinnuug | goonnidaaq | guraanti |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg