Giig

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

1. Ka g.: wax ka dhergid. 2. Ka g.: wax ka joogsasho iyada oo laga cabsanay.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga giig

dagiigaxasho | dagiigix | dagiigoxo | dangiig | dangiigid | dangiigsad | dangiigsasho | dangiigsi | dangiigso | debci |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg