Go'an
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Xilliga dayrta oo uu da'o roob badan ama yar.
Go'an
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-'naa, -'nayd)Wax la gooyay ahaansh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga go'an ↴
aaddan | aal | faalikad | faaltow | jaango'an | kaalandar | raatib | taddawur | waagii macdanka | waajib |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg