Godo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Meel ay doqowda talada gooysaa ku shiraan. 2. Godad yaryar oo shinnidu samayso oo ay malabka iyo ugaxda ay ku hoyiso. 3. Daliig yar oo daruur a.
Godo
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-otay, -odatay)1. (f.g) Wax qalloocasho. 2. (f.mg) Qalloocsamid. Tus. “Cali lixdan sano markuu gaaray ayuu gotay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga godo ↴
gaaggax | tabo | aanaysi | aanayso | aano | afweyn-holac | asaaye | cadgooso | cag-qoolaaban | dakanaduug |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg