Godob

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-bo, m.l/dh)

Meel weyn oo godan oo dhinacyada ay ka xigaan duullayaal iyo taagag oo caws iyo geeda faalala ay ka baxaan oo jiilaalka la daaq.


Godob

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Xadgudub qof lagu sameeyo oo aan laga xaalmarin oo reeba utun iyo qaa.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga godob

tabo | aanaysi | aanayso | aano | asaaye | cadgooso | dakanaduug | godobreed |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg