Gooji
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Sayn kor u qaadid (geel).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gooji ↴
dabaculus | garabhagooji | garabhagoojin | garabhagoojis | goojin | goojis | goojo | hagooji | hagoojin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg